Suuradda An-Nisa, aayadda 70

4:70

ذَٰلِكَ ٱلۡفَضۡلُ مِنَ ٱللَّهِۚ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ عَلِيمٗا ٧٠

Dhālikal-fadlu minallāhi wakafā billāhi 'alīmā

70. Kani waa Fadli xagga Alle ah, kuna Filan Alle inuu yahay wax kasta Oge.