Suuradda An-Nisa, aayadda 139

4:139

ٱلَّذِينَ يَتَّخِذُونَ ٱلۡكَٰفِرِينَ أَوۡلِيَآءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَۚ أَيَبۡتَغُونَ عِندَهُمُ ٱلۡعِزَّةَ فَإِنَّ ٱلۡعِزَّةَ لِلَّهِ جَمِيعٗا ١٣٩

Alladhīna yattakhidhūnal-kāfirīna awliyā'a min dūnil-mu'minīna ayabtaghūna 'indahumul-'izzata fa innal-'izzata lillāhi jamī'ā

139. Kuwa ka dhigta gaalada sokeeye 53 halkii mu’miniinta, ma waxay ka doonayaan ciso (iyo sharaf) xaggooda? Hubaal, Alle baa iska leh Ciso oo dhan.

Faallooyin hoose

53. Sida faafinta asraarta mu’miniinta iyo gaarsiinta arrimahooda gaalada ama inay marka ay ka bar bar jihaadayaan mu’miniinta hagradaan, iwm.