إِنِّي وَجَدتُّ ٱمۡرَأَةٗ تَمۡلِكُهُمۡ وَأُوتِيَتۡ مِن كُلِّ شَيۡءٖ وَلَهَا عَرۡشٌ عَظِيمٞ ٢٣
Innī wajattumra'atan tamlikuhum wa ūtiyat min kulli shay'in walahā 'arshun 'azīm
23.Waxaan helay haweeney 8 xukumeysa, oo la siiyey wax walba 'oo mulki adduun ah' 9, waxayna leedahay Carshi Weyn.
Faallooyin hoose
8. Balqiis (ama Makeda) waxay ka talineysey Saba’ waagii Sulaymaan.
9. Sida maal, beero badan, macaadinta dhulka, iwm.