فَمَكَثَ غَيۡرَ بَعِيدٖ فَقَالَ أَحَطتُ بِمَا لَمۡ تُحِطۡ بِهِۦ وَجِئۡتُكَ مِن سَبَإِۭ بِنَبَإٖ يَقِينٍ ٢٢
Famakatha ghayra ba'īdin faqāla ahattu bimā lam tuhit bihī waji'tuka min saba'i binaba'in yaqīn
22.Mase maqnaan muddo dheer, (wuxuuna joogsaday meel aan fogeyn) oo yidhi: Waxaan soo koobay (ogaalka wax) aad koobin, waxaana kaaga keenay Saba 7 war la hubo.
Faallooyin hoose
7. Saba’ waa magaca boqortooyo jirtay Yaman waa’ hore.