وَتَفَقَّدَ ٱلطَّيۡرَ فَقَالَ مَالِيَ لَآ أَرَى ٱلۡهُدۡهُدَ أَمۡ كَانَ مِنَ ٱلۡغَآئِبِينَ ٢٠
Watafaqqadat-tayra faqāla māliya lā aral-hudhuda am kāna minal-ghā'ibīn
20. Wuxuu (Sulaymaan) kormeeray shimbirihii, markaasuu yidhi: Maxaa dhacay oo aan u arki la'ahay hud-hudkii 6, mise ma wuxuu ka mid yahay kuwa maqan?
Faallooyin hoose
6. Hud-hud gaar ah oo heer sare ah ka mid ah shimbiraha.