Suuradda An-Naml, aayadda 1

27:1

طسٓۚ تِلۡكَ ءَايَٰتُ ٱلۡقُرۡءَانِ وَكِتَابٖ مُّبِينٍ ١

Tā Sīn tilka āyātul-qur'āni wakitābim mubīn

1. Daa Siin 1. Kuwaanu waa Aayadaha Qur'aanka oo Kitaab cad ah.

Faallooyin hoose

1. Eeg sharaxa Suuradda 2: Aayadda 1.