وَهُوَ بِٱلۡأُفُقِ ٱلۡأَعۡلَىٰ ٧
Wahuwa bil-ufuqil-a'lā
7. Isagoo ku sugan halka ugu sarreysa jihada sare 2.
Faallooyin hoose
2. Cirka, halka ka korreysa jihada bari ee qorrax soo baxa.