Suuradda An-Najm, aayadda 6

53:6

ذُو مِرَّةٖ فَٱسۡتَوَىٰ ٦

Dhū mirratin fastawā

6. Ee muuqaal san, abuuraddiisuna dhan tahay 'waa Jabriil c.s.' 1.

Faallooyin hoose

1. Jabriil wuxuu ugu muuqday Nabi Muxammad s.c.w. muuqaalkiisa dhabta ah.