Suuradda Al-Qiyamah, aayadda 5

75:5

بَلۡ يُرِيدُ ٱلۡإِنسَٰنُ لِيَفۡجُرَ أَمَامَهُۥ ٥

Bal yurīdul-insānu liyafjura amāmah

5. Wuxuuse Aadmigu dooni inuu beeniyo waxa ka horreeya 'ee sugaya' 2.

Faallooyin hoose

2. Macnaha waa inuu denbi isaga sii socdo. Waxaana loola jeedaa qofka gaalka ah ee beeniya maalinta xisaabta ee iska wata shirkiga iyo macaasidiisa.