Suuradda Al-Qiyamah, aayadda 40

75:40

أَلَيۡسَ ذَٰلِكَ بِقَٰدِرٍ عَلَىٰٓ أَن يُحۡـِۧيَ ٱلۡمَوۡتَىٰ ٤٠

Alaysa dhālika biqādirin 'alā an yuhyal-mawtā

40.Miyuusan Kaasi (Alle) awoodin inuu soo nooleeyo maytida 3?

Faallooyin hoose

3. Haayoo wuu Karaa.