Suuradda Al-Qasas, aayadda 37

28:37

وَقَالَ مُوسَىٰ رَبِّيٓ أَعۡلَمُ بِمَن جَآءَ بِٱلۡهُدَىٰ مِنۡ عِندِهِۦ وَمَن تَكُونُ لَهُۥ عَٰقِبَةُ ٱلدَّارِۚ إِنَّهُۥ لَا يُفۡلِحُ ٱلظَّٰلِمُونَ ٣٧

Waqāla mūsā rabbī a'lamu biman jā'a bil-hudā min 'indihī waman takūnu lahū 'āqibatud-dāri innahū lā yuflihuz-zālimūn

37. Muuse wuxuu yidhi: Rabbigay baa dhab u ogsoon kan kala yimid hanuun Xaggiisa iyo kan lahaan cidhibta wanaagsan ee Daarta 12. Hubaal daalimiintu ma liibaanaan.

Faallooyin hoose

12. Waa adduunka ama Aakhirada