Suuradda Al-Qasas, aayadda 12

28:12

۞ وَحَرَّمۡنَا عَلَيۡهِ ٱلۡمَرَاضِعَ مِن قَبۡلُ فَقَالَتۡ هَلۡ أَدُلُّكُمۡ عَلَىٰٓ أَهۡلِ بَيۡتٖ يَكۡفُلُونَهُۥ لَكُمۡ وَهُمۡ لَهُۥ نَٰصِحُونَ ١٢

Waharramnā 'alayhil-marādi'a min qablu faqālat hal adullukum 'alā ahli baytin yakfulūnahū lakum wahum lahū nāsihūn

12. Waxaanu horey u qaddarnay inuu diido nuujiso (kale) oo dhan 5, markaasay (walaashiis timid oo) tidhi: Ma idin tusaa reer idiin daryeelaya, oo iyagu u roonaan.

Faallooyin hoose

5. Muuse wuu diiday inay nuujiso haweeney kale oo dhan aan ahayn hooyadiis.