Suuradda Al-Qamar, aayadda 4

54:4

وَلَقَدۡ جَآءَهُم مِّنَ ٱلۡأَنۢبَآءِ مَا فِيهِ مُزۡدَجَرٌ ٤

Walaqad jā'ahum minal-ambā'i mā fīhi muzdajar

4. Waxaana dhab ahaan u yimid warar ku dheehan waano (iyo digniino).