Suuradda Al-Muzzammil, aayadda 10

73:10

وَٱصۡبِرۡ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَٱهۡجُرۡهُمۡ هَجۡرٗا جَمِيلٗا ١٠

Wasbir 'alā mā yaqūlūna wahjurhum hajran jamīlā

10. U samir waxay (gaaladu) yidhaahdaan, oo uga dheerow si qurxoon.