Suuradda Al-Mursalat, aayadda 30

77:30

ٱنطَلِقُوٓاْ إِلَىٰ ظِلّٖ ذِي ثَلَٰثِ شُعَبٖ ٣٠

Intaliqū ilā zillin dhī thalāthi shu'ab

30. Aada hoos (qiiqa Naarta ah) oo seddex laamood leh 3.

Faallooyin hoose

3. Xagga seddex jiho: Midigta, bidixda, iyo dusha sare, macnaha waa cadaabka wuxuu uga iman oo ka hareereyn gaalada jiho kasta.