Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 96

23:96

ٱدۡفَعۡ بِٱلَّتِي هِيَ أَحۡسَنُ ٱلسَّيِّئَةَۚ نَحۡنُ أَعۡلَمُ بِمَا يَصِفُونَ ٩٦

Idfa' billatī hiya ahsanus-sayyi'ata nahnu a'lamu bimā yasifūn

96. Ku tir xumaanta sida u wanaagsan, Annagaa Ogsoon waxay sheegayaan.