Suuradda Al-Mu'minun, aayadda 74

23:74

وَإِنَّ ٱلَّذِينَ لَا يُؤۡمِنُونَ بِٱلۡأٓخِرَةِ عَنِ ٱلصِّرَٰطِ لَنَٰكِبُونَ ٧٤

Wa innal-ladhīna lā yu'minūna bil-ākhirati 'anis-sirāti lanākibūn

74. Kuwa aan rumeysneyn Aakhirona Jidka (Toosan) way ka iishaan.