Suuradda Al-Ma'un, aayadda 2

107:2

فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ ٢

Fadhālikal-ladhī yadu''ul-yatīm

2. Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan 1.

Faallooyin hoose

1. Rasuulkii Alle s.c.w. wuxuu yidhi: Aniga iyo kan daryeela agoonka oo kafaala qaada, waxaan gali Jannada innagoo sidaas oo kale ah. Wuxuuna kor u qaaday fardhexeda iyo murugsatada oo simay oo isu dhoweeyey.