Suuradda Al-Layl, aayadda 17

92:17

وَسَيُجَنَّبُهَا ٱلۡأَتۡقَى ١٧

Wasayujannabuhal-atqā

17. Waxaana laga fogeyn (Naarta) kan (ka) dhowrsada (shirkiga iyo xumaha kale).