هُنَالِكَ ٱلۡوَلَٰيَةُ لِلَّهِ ٱلۡحَقِّۚ هُوَ خَيۡرٞ ثَوَابٗا وَخَيۡرٌ عُقۡبٗا ٤٤
Hunālikal-walāyatu lillāhil-haqqi huwa khayrun thawāban wakhayrun 'uqbā
44. Halkaasi 13, awood oo dhan waxaa leh Allaah, Xaqa ah. Isagaa u abaal marin wanaagsan oo u cidhib san.
Faallooyin hoose
13. Waqtigaas ama Maalinta Qiyaamaha