وَدَخَلَ جَنَّتَهُۥ وَهُوَ ظَالِمٞ لِّنَفۡسِهِۦ قَالَ مَآ أَظُنُّ أَن تَبِيدَ هَٰذِهِۦٓ أَبَدٗا ٣٥
Wadakhala jannatahū wahuwa zālimul linafsihī qāla mā azunnu an tabīda hādhihī abadā
35. Wuxuu galay beertiisii isagoo dulmiyey naftiisa 12. Wuxuu yidhi: u malayn mahayo inay (beer) tani baabba’ayso waligeed.
Faallooyin hoose
12.Isagoo isla weyn ka abaal dhacsan Alle. Wuxuu khayrka iyo barwaaqada uu heysto u nisbeeyey naftiisa halkii Alle, wuxuuna dafiray inay jirto Aakhiro.