Suuradda Al-Isra, aayadda 42

17:42

قُل لَّوۡ كَانَ مَعَهُۥٓ ءَالِهَةٞ كَمَا يَقُولُونَ إِذٗا لَّٱبۡتَغَوۡاْ إِلَىٰ ذِي ٱلۡعَرۡشِ سَبِيلٗا ٤٢

Qul law kāna ma'ahū ālihatun kamā yaqūlūna idhal labtaghaw ilā dhil-'arshi sabīlā

42. Dheh: Hadday jiri lahaayeen ilaahyo kale (Alle ka sokow) sida ay leeyihiin, markaas waxay dooni lahaayeen jid ay kaga adkaadaan (Alle) Rabbiga Carshiga weyn 17.

Faallooyin hoose

17. Macno kale waxay dooni lahaayeen raalli gelinta iyo u dhowaanshaha Alle.