Suuradda Al-Insan, aayadda 15

76:15

وَيُطَافُ عَلَيۡهِم بِـَٔانِيَةٖ مِّن فِضَّةٖ وَأَكۡوَابٖ كَانَتۡ قَوَارِيرَا۠ ١٥

Wayutāfu 'alayhim bi'āniyatim min fiddatin wa akwābin kānat qawārīraā

15. Waxaa lagula dhex wareegi weelal qalin ah iyo koobab quraarado ah.