Suuradda Al-Imran, aayadda 176

3:176

وَلَا يَحۡزُنكَ ٱلَّذِينَ يُسَٰرِعُونَ فِي ٱلۡكُفۡرِۚ إِنَّهُمۡ لَن يَضُرُّواْ ٱللَّهَ شَيۡـٔٗاۚ يُرِيدُ ٱللَّهُ أَلَّا يَجۡعَلَ لَهُمۡ حَظّٗا فِي ٱلۡأٓخِرَةِۖ وَلَهُمۡ عَذَابٌ عَظِيمٌ ١٧٦

Walā yahzunkal-ladhīna yusāri'ūna fil-kufri innahum lan yadurrullāha shay'an yurīdullāhu allā yaj'ala lahum hazzan fil-ākhirati walahum 'adhābun 'azīm

176. Oo yey ku murugo gelin kuwa ugu dhaca gaalnimada si degdeg ah 38; hubaal iyagu waxba ma yeeli karaan Alle marnaba. Alle Wuxuu rabaa in aanay ku yeelan wax saami ah Aakhirada, waxayna leeyihiin cadaab daran.

Faallooyin hoose

38. Xaalka munaafiqiinta ku dhex jira muslimiinta.