Suuradda Al-Hijr, aayadda 91

15:91

ٱلَّذِينَ جَعَلُواْ ٱلۡقُرۡءَانَ عِضِينَ ٩١

Alladhīna ja'alul-qur'āna 'idīn

91.Kuwaas ka dhigay Qur’aanka qaybo 24.

Faallooyin hoose

24. Iyagoo qaadanaya Kitaabka qaarki, beeninayana qaar kale iyagoo raacaya hawadooda.