أُوْلَٰٓئِكَ يُجۡزَوۡنَ ٱلۡغُرۡفَةَ بِمَا صَبَرُواْ وَيُلَقَّوۡنَ فِيهَا تَحِيَّةٗ وَسَلَٰمًا ٧٥
Ulā'ika yujzawnal-ghurfata bimā sabarū wayulaqqawna fīhā tahiyyatan wasalāmā
75. Kuwaasi waxaa lagu abaal marin dabaqyo sare 'jannada gudaheeda' 30 samirkoodii dartiis, waxayna kula kulmi dhexdeeda salaan iyo soo dhoweyn sare.
Faallooyin hoose
30. Waa halka ugu sarreysa uguna fiican Jannada.