فَقَدۡ كَذَّبُوكُم بِمَا تَقُولُونَ فَمَا تَسۡتَطِيعُونَ صَرۡفٗا وَلَا نَصۡرٗاۚ وَمَن يَظۡلِم مِّنكُمۡ نُذِقۡهُ عَذَابٗا كَبِيرٗا ١٩
Faqad kaddhabūkum bimā taqūlūna famā tastatī'ūna sarfan walā nasran waman yazlim minkum nudhiqhu 'adhāban kabīrā
19. Sidaasay dhab ahaan idiinku beenin waxaad sheegaysaan, markaasna ma kartaan is furasho iyo gargaar midna. Ciddiina wax dulmida 7 oo idinka mid ah waxaanu dhadhansiin cadaab weyn.
Faallooyin hoose
7. La timaadda shirki ama denbiyo kale oo weyn oo sidaa ku dhinta.