Suuradda Al-Furqan, aayadda 11

25:11

بَلۡ كَذَّبُواْ بِٱلسَّاعَةِۖ وَأَعۡتَدۡنَا لِمَن كَذَّبَ بِٱلسَّاعَةِ سَعِيرًا ١١

Bal kaddhabū bis-sā'ati wa a'tadnā liman kaddhaba bis-sā'ati sa'īrā

11. Waxayse beeniyeen Saacadda (Qiyaame), waxaana u diyaarinnay qofkii beeniya Saacadda dab huraya.