لِّلَّذِينَ يُؤۡلُونَ مِن نِّسَآئِهِمۡ تَرَبُّصُ أَرۡبَعَةِ أَشۡهُرٖۖ فَإِن فَآءُو فَإِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٞ ٢٢٦
Llilladhīna yu'lūna min nisā'ihim tarabbusu arba'ati ashhurin fa in fā'ū fa innallāha ghafūrur rahīm
226. Kuwa ka dhaarta xaasaskooda 66, waxaa la sugayaa afar bilood 67, Hadday ka soo noqdaan (Muddadaa ka hor), hubaal Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan.
Faallooyin hoose
66. In muddo ah inaysan u galmooneyn.
67. Markay dhammaato muddada afarta bilood ah uu ka dhaartay xaaskiisa, waa in la joojiyo ilaa uu ka furo. Mana dhacayo furriinka jeer uu furo.