وَيَٰٓـَٔادَمُ ٱسۡكُنۡ أَنتَ وَزَوۡجُكَ ٱلۡجَنَّةَ فَكُلَا مِنۡ حَيۡثُ شِئۡتُمَا وَلَا تَقۡرَبَا هَٰذِهِ ٱلشَّجَرَةَ فَتَكُونَا مِنَ ٱلظَّٰلِمِينَ ١٩
Wayā'ādamuskun anta wazawjukal-jannata fakulā min haythu shi'tumā walā taqrabā hādhihish-shajarata fatakūnā minaz-zālimīn
19. Aadamow! Dega adiga iyo xaaskaaga Jannada gudaheed, oo wax ka cuna meeshaad doontaan, hase u dhowaannina geedkan, haddii kale waxaad labadiinnuba ahaaneysaan kuwo gefay.