وَلَا يَحۡسَبَنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ سَبَقُوٓاْۚ إِنَّهُمۡ لَا يُعۡجِزُونَ ٥٩
Walā yahsabannal-ladhīna kafarū sabaqū innahum lā yu'jizūn
59. Yeysan moodinna gaalada inay hormareen (macnaha waa ha ka cabsan ku hormarkooda heerarka adduun ama hubka). Hubaal (Alle) kama baxsan karaan 18.
Faallooyin hoose
18. Wuuna soo qaban meelay gaaraanba.