Suuradda Al-Anbiya, aayadda 51

21:51

۞ وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَآ إِبۡرَٰهِيمَ رُشۡدَهُۥ مِن قَبۡلُ وَكُنَّا بِهِۦ عَٰلِمِينَ ٥١

Walaqad ātaynā ibrāhīma rushdahū min qablu wakunnā bihī 'ālimīn

51. Waxaanu dhab ahaan siinnay goor hore Ibraahiim (saamigiisa) hanuunka 18, Waxaaanuna uga war qabnay si dhan.

Faallooyin hoose

18. Ka hor Muuse, Alle wuxuu hanuunshay Ibraahiim tan iyo yaraantii.