وَهَٰذَا ذِكۡرٞ مُّبَارَكٌ أَنزَلۡنَٰهُۚ أَفَأَنتُمۡ لَهُۥ مُنكِرُونَ ٥٠
Wahādhā dhikrum mubārakun anzalnāhu afa'antum lahū munkirūn
50.Kanina (Qur'aanku) waa waano barakaysan aanu soo dejinnay, ee miyaad diideysaan oo ka jeesinaysaan 17?
Faallooyin hoose
17. Idinkoo iska yeelaya inaydaan aqoon, inkiraya ama diidaya inaad qirtaan.