لِّيَسۡـَٔلَ ٱلصَّٰدِقِينَ عَن صِدۡقِهِمۡۚ وَأَعَدَّ لِلۡكَٰفِرِينَ عَذَابًا أَلِيمٗا ٨
Lliyas'alas-sādiqīna 'an sidqihim wa a'adda lil-kāfirīna 'adhāban alīmā
8. Si uu (Alle) wax uga weydiiyo run sheegyaasha runtooda 6, Wuxuuna u diyaariyey gaalada cadaab xanuun badan.
Faallooyin hoose
6. Si uu u weydiiyo Anbiyada waxa ay soo gaarsiiyeen dadkooda iyo sida loogu jawaabay. Runlowyada waxaa sidoo kale loola jeedi karaa kuwaasi rumeeyey dhambaalka ay soo gaarsiiyeen anbiyadooda oo sii gaarsiiyey dadka kale.