Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 25

44:25

كَمۡ تَرَكُواْ مِن جَنَّٰتٖ وَعُيُونٖ ٢٥

Kam tarakū min jannātin wa'uyūn

25. Intee bay ka tageen beero iyo ilo.