Suuradda Ad-Dukhan, aayadda 24

44:24

وَٱتۡرُكِ ٱلۡبَحۡرَ رَهۡوًاۖ إِنَّهُمۡ جُندٞ مُّغۡرَقُونَ ٢٤

Watrukil-bahra rahwan innahum jundum mughraqūn

24. Oo dhaaf baddoo deggan 7 oo qaybsan: waa ciidan la qarqine".

Faallooyin hoose

7. Kaddib markay labo u kala dhanbalantay, si ay askarta Fircoon u soo raacaan ilmahii Israa’iil oo markaa Fircoon iyo dadkiisa loo qarqiyo.