وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱتَّقُواْ مَا بَيۡنَ أَيۡدِيكُمۡ وَمَا خَلۡفَكُمۡ لَعَلَّكُمۡ تُرۡحَمُونَ ٤٥
Wa idhā qīla lahumut-taqū mā bayna aydīkum wamā khalfakum la'allakum turhamūn
45. Marka (gaalada) lagu yidhaahdo: Iska jira waxa ah hortiinna iyo waxa ah gadaashiinna 8 si la idiinkugu naxariisto 'ma maqlaan' 9.
Faallooyin hoose
8. Waxaa loola jeedaa Aakhirada iyo cadaabkeeda iyo adduunka iyo xaaladahiisa kala duwan.
9. Macnaha way iska dhego tiraan waanooyinka oo dan u geli waayaan digniinaha.