Suuradda Yasin, aayadda 17

36:17

وَمَا عَلَيۡنَآ إِلَّا ٱلۡبَلَٰغُ ٱلۡمُبِينُ ١٧

Wamā 'alaynā illal-balāghul-mubīn

17. Nama saarna waxaan ahayn gaarsiin cad (ee Diinta Alle - Islaamka).