Wa ma khalaqtul-jinna wal-insa illa liya'budun

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

وَمَا خَلَقۡتُ ٱلۡجِنَّ وَٱلۡإِنسَ إِلَّا لِيَعۡبُدُونِ ٥٦

Wamā khalaqtul-jinna wal-insa illā liya'budūn

56. Uma aan abuurin jinka iyo insiga waxaan ahayn inay i caabudaan 10.

Faallooyin hoose

10. Macnaha Alle Keliya caabudaan iyagoon cidna wax la wadaajin.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Adh-Dhariyat oo dhan

Su'aalo

Wa ma khalaqtul-jinna wal-insa illa liya'budun Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Wa ma khalaqtul-jinna wal-insa illa liya'budun waxay ku jirtaa Suuradda Adh-Dhariyat, 51:56.