Suuradda Adh-Dhariyat, aayadda 56

51:56

وَمَا خَلَقۡتُ ٱلۡجِنَّ وَٱلۡإِنسَ إِلَّا لِيَعۡبُدُونِ ٥٦

Wamā khalaqtul-jinna wal-insa illā liya'budūn

56. Uma aan abuurin jinka iyo insiga waxaan ahayn inay i caabudaan 10.

Faallooyin hoose

10. Macnaha Alle Keliya caabudaan iyagoon cidna wax la wadaajin.