وَلَتَعۡلَمُنَّ نَبَأَهُۥ بَعۡدَ حِينِۭ ٨٨
Walata'lamunna naba'ahū ba'da hīn
88. Oo xaqiiq waad ogaan doontaan warkiisa muddo yar kaddib 15.
Faallooyin hoose
15. Ogaanshaha run ahaanta waxa ku soo arooray Qur’aanka sida inuu Alle u gargaari doono mu’miniinta, iyo wararka la xidhiidha Aakhirada.