وَلَقَدۡ فَتَنَّا سُلَيۡمَٰنَ وَأَلۡقَيۡنَا عَلَىٰ كُرۡسِيِّهِۦ جَسَدٗا ثُمَّ أَنَابَ ٣٤
Walaqad fatannā sulaymāna wa alqaynā 'alā kursiyyihī jasadan thumma anāb
34. Waxaanu dhab ahaan imtixaannay Sulaymaan, oo ku tuurnay kursigiisii oogo, markaasuu 'u' soo laabtay 'Alle' 11.
Faallooyin hoose
11. Wuxuu u soo laabtay Alle isagoo tawbad keen ah.