جُندٞ مَّا هُنَالِكَ مَهۡزُومٞ مِّنَ ٱلۡأَحۡزَابِ ١١
Jundum mā hunālika mahzūmum minal-ahzāb
11. Ciidanka halkaas jooga (gaalada) waa xisbiyo 6 la jabin (lagana adkaan).
Faallooyin hoose
6. Aayaddanina waxay tilmaameysaa dagaalkii Godka (Al-Axzaab) labadaba waa loo yaqaan. Mufasiriinta qaarna waxay yidhaahdeen waxay tilmaameysaa dagaalkii Badar.