Suuradda Saba, aayadda 13

34:13

يَعۡمَلُونَ لَهُۥ مَا يَشَآءُ مِن مَّحَٰرِيبَ وَتَمَٰثِيلَ وَجِفَانٖ كَٱلۡجَوَابِ وَقُدُورٖ رَّاسِيَٰتٍۚ ٱعۡمَلُوٓاْ ءَالَ دَاوُۥدَ شُكۡرٗاۚ وَقَلِيلٞ مِّنۡ عِبَادِيَ ٱلشَّكُورُ ١٣

Ya'malūna lahū mā yashā'u mim mahārība watamāthīla wajifānin kal-jawābi waqudūrir rāsiyātini'malū āla dāwūda shukran waqalīlum min 'ibādiyash-shakūr

13. Waxay u sameeyeen wuxuu rabo oo mixraabyo ah 3 iyo taallooyin 4 iyo xeerooyin (ballaadhan) baraago oo kale ah, iyo digsiyo (wax lagu kariyo) oo waaweyn aan laga qaadin meeshooda. Mahad naqa idinku Reer Daawuudow! Waa in yar addoomahayga mahad naqa badan.

Faallooyin hoose

3. Waxaa lagu fasiray saro dhaadheer, degaanno, ama masaajid lagu tukado.

4. Sawirradaa taalooyinka ah aan xaaraan ahayn xagga sharcigoodii, waxaase lagu xaaraantinimeeyey sharciga Nabi Muxammad s.c.w.