ثُمَّ إِنِّيٓ أَعۡلَنتُ لَهُمۡ وَأَسۡرَرۡتُ لَهُمۡ إِسۡرَارٗا ٩
Thumma innī a'lantu lahum wa asrartu lahum isrārā
9. Markaasaan ula hadlay si kore, si hoosana waan ula hadlay oo wax ugu sheegay 2.
Faallooyin hoose
2. Wuxuu Nuux c.s. la soo maray ku baaqiisa Islaamka heerar iyo xaalado kala duwan: