Suuradda Nuh, aayadda 7

71:7

وَإِنِّي كُلَّمَا دَعَوۡتُهُمۡ لِتَغۡفِرَ لَهُمۡ جَعَلُوٓاْ أَصَٰبِعَهُمۡ فِيٓ ءَاذَانِهِمۡ وَٱسۡتَغۡشَوۡاْ ثِيَابَهُمۡ وَأَصَرُّواْ وَٱسۡتَكۡبَرُواْ ٱسۡتِكۡبَارٗا ٧

Wa innī kullamā da'awtuhum litaghfira lahum ja'alū asābi'ahum fī ādhānihim wastaghshaw thiyābahum wa asarrū wastakbarustikbārā

7. Mar kastoo aan u yeedhana si aad ugu denbi dhaafto, waxay yeelaan farahooda dhegahooda, iskuna dadaan maryahooda 1, oo madax adaygaan, wayna is kibriyaan iskibrin.

Faallooyin hoose

1. Iyagoo diidaya inay fiirshaan ama dhageystaan Xaqa.