Suuradda Nuh, aayadda 16

71:16

وَجَعَلَ ٱلۡقَمَرَ فِيهِنَّ نُورٗا وَجَعَلَ ٱلشَّمۡسَ سِرَاجٗا ١٦

Waja'alal-qamara fīhinna nūran waja'alash-shamsa sirājā

16. Oo dayaxa uga yeelay dhexdooda nuur, qorraxdana ka yeelay nal shidan?