ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمۡ قَالُواْ لِلَّذِينَ كَرِهُواْ مَا نَزَّلَ ٱللَّهُ سَنُطِيعُكُمۡ فِي بَعۡضِ ٱلۡأَمۡرِۖ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ إِسۡرَارَهُمۡ ٢٦
Dhālika bi annahum qālū lilladhīna karihū mā nazzalallāhu sanutī'ukum fī ba'dil-amri wallāhu ya'lamu isrārahum
26. Sidaasi waxaa ugu wacan waxay ku yidhaahdeen kuwa nacay 11 waxa Alle soo dejiyey oo Waxyi ah: Waxaynu idinku adeeci arrinka qaarkiis (colnimada Nabiga). Alle wuu Og yahay sirahooda.
Faallooyin hoose
11. Waxaa loola jeedaa Yuhuudddii Madiina degganayd waagaas.