Suuradda Muhammad, aayadda 22

47:22

فَهَلۡ عَسَيۡتُمۡ إِن تَوَلَّيۡتُمۡ أَن تُفۡسِدُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَتُقَطِّعُوٓاْ أَرۡحَامَكُمۡ ٢٢

Fahal 'asaytum in tawallaytum an tufsidū fil-ardi watuqatti'ū arhāmakum

22. Ma laga yaabaa haddaad (Xaqa) ka jeesataan 10, inaad fasahaadisaan arlada, oo goysaan qaraabadiinna?

Faallooyin hoose

10. Sidoo kale waxa lagu fasiraa haddaad xil iyo jago qabataan.