Laqad kana lakum fi rasulillah

Tarjumaad: Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub

لَّقَدۡ كَانَ لَكُمۡ فِي رَسُولِ ٱللَّهِ أُسۡوَةٌ حَسَنَةٞ لِّمَن كَانَ يَرۡجُواْ ٱللَّهَ وَٱلۡيَوۡمَ ٱلۡأٓخِرَ وَذَكَرَ ٱللَّهَ كَثِيرٗا ٢١

Llaqad kāna lakum fī rasūlillāhi uswatun hasanatul liman kāna yarjullāha wal-yawmal-ākhira wadhakarallāha kathīrā

21. Waxaa idiinku sugan Rasuulka Alle tusaale wanaagsan 17 uu raaco mid kastoo rajeeya (la Kulanka) Alle iyo Maalinta Aakhiro, oo xusa Alle in badan.

Faallooyin hoose

17. Nabiga s.c.w. waa tusaale lagu daydo oo la raaco xag kasta nolosha iyo xagga jihaadkaba.

Qoraalka Laatiinka waa caawimaad akhris oo Qabas ka qortay Carabiga. Baro xarfaha Carabiga iyo tajwiidka si aad u hesho dhawaaqa saxda ah.

Akhri Suuradda Al-Ahzab oo dhan

Su'aalo

Laqad kana lakum fi rasulillah Qur'aanka xagee kaga jirtaa?

Laqad kana lakum fi rasulillah waxay ku jirtaa Suuradda Al-Ahzab, 33:21.